2013-05-22 10:18:52comments
Rihanna Abaheed oo Soo Dhaxgalay Khilaafka Chris Brown iyo Gabadhiisa
Xili mudooyinkii u danbeeyay gaabis ku yimid xariirka u dhaxeeyay Lamaanaha ah Labada Fanaan ee rihanna iyo chris Brwon ayaa iminka waxaa uu khilaafkooda gaary halkii ugu sareeyay kadib markii Rihanna sheegtay in xariirkiisa ay soo afmeertay .Rihanna Aabaheed ninka lugu...
2013-05-21 14:43:31comments
Bandhig Faneedkii Waayaha Cusub ku qaban lahaayen Uk oo dib loo dhigay
Xafladii kooxdaa waayaha cusub balanqaadeen iney ku qabtaan magaalooyin ka tirsan dalka Britian ayaa la baajiyey iyadoo arintaasi sababo looga dhigay culeyso la xiriira safarka kooxda ay ku tegi lahaayeen wadankaasi.
Qoraal kooban oo la soo dhigay boga kooxda ay ku leedahay...
2013-05-21 13:05:39comments
Wayne Rooney oo Xaaskiisa Coleen wiil kale u dhashay
Xiddiga Kooxda Man Uted Wayne Rooney ayaa ku jira damaashaad iyo farxad kadib markii mar kale xaaskiisa Coleen ay u dhashay wiilkii labaad habeen hore wax uun yar kadib markii ay ka soo laabteen dabaal dagii Koobka EPL oo kooxdiisa Man utd Qaaday .{loadposition ads}
Rooney...
2013-05-21 10:27:20comments
Aar Maanta oo ku howlan duubida hees xambaarsan qiso jaceyl
Heesaaga caanka ah Aar Maanta ayaa shaaca ka qaaday inuu soo wado hees qiso gaar ah wadata.
Fanaanka ayaa sheegay in uu hada ku howlan yahay duubida heestiisa cusub ee lamagacbaxday Dire Dhawe.{loadposition ads}
Hadal yar oo kooban uu soo geliyey bogiisa facebookga ayuu ku...
2013-05-21 10:19:20comments
Priyanka Chopra oo booqasho ku tagtay Delhi school
Actaradaa Priyanka Chopra ayaa booqasho ku tagtay Delhi School oo ay yaraanteeda dhigan jirtay kaas oo xiligii ay yareed waxbarashadeeda ka bilowday sida ay sheegtay waxa ayna halkaa kula kulantay ardayda Dugsigaa. {loadposition ads}
Priyanka waxa ay sheegtay in ay aad ugu...
2013-05-20 17:18:43comments
Fanaanka Abdifitaax Yare oo ka Fadhiisanyo Fanka
Fanaanka ku caanbaxay heesaha jaceylka ee Cabdifitaax yare ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayo inuu fanka ka fariisto mudo dhow.Warkan ayaa la soo dhigay bogga uu fanaanku ku leeyahay facebooka ereyo ay kamid yihiin: Insha allaah dabaaldega 18ka may waxey ii noqon doonaa...